Jump to content

IGAD

Ka Wikipedia

Urur goboleedka IGAD Waa midaw ay ku bahoobeen waddamo dhaca Geeska Afrika ururkaan waxa la aasaasay bishii January ee sanadkii 1986 waxaa xarun u ah oo oo lagu aasaasay, magaalo madaxda Jabuuti, aasaaska ururkan waxa kadanbeeyay madaxweynihii hore ee waddanka Jabuuti Xasan Guuleed Abtidoon. Waddamada IGAD Ka tirsan waxa lka mid ah

Hargeisa Bartamaha magaalada hargaysa oo leh dukaamo ganacsi iyo warshado noocyo badan leh iyo wado wayn oo isku xidha magaalada berbera waxaa la qorsheeyay jid tareen oo isku xidha magaalooyinka hargaysa iyo berbera iyo itoobiya addisa baba
Berbera Somaliland Gobolada dekeda berbera oo leh konteenarada 500,000 oo konteenar sanadkii , aagga dhaqaalaha berbera iyo aagga xeebta berbera iyo warshadaynta som gas
Bunka Itobiya 1.3 Bn 2024

wadamadani waxa ay iska kaashadaan waxyaabo kala duwan sida horumarinta deegaanka , nabadgalyada Isdhexgalka wadamada, badanaa waddamada kubahoobay magaca IGAD waxaa saameeya abaaro iyo dagaallo sokeeye.


pFad - Phonifier reborn

Pfad - The Proxy pFad of © 2024 Garber Painting. All rights reserved.

Note: This service is not intended for secure transactions such as banking, social media, email, or purchasing. Use at your own risk. We assume no liability whatsoever for broken pages.


Alternative Proxies:

Alternative Proxy

pFad Proxy

pFad v3 Proxy

pFad v4 Proxy