Jump to content

Alwaax

Ka Wikipedia
Noocyo badan oo ka mid ah alwaaxa
gobol ka mid ah geed la jaray

Alwaax (Af Ingiriis : wood; Af Carabi : ar‎) (sidoo kale loo yaqaano qori) waa gobol, qeyb iyo waaxyo laga soo jaro jirida iyo qeybo kale oo dhirta ka mid ah. Alwaaxa waxaa asal ahaan laga keenaa qeybaha geedka, waxaana loo isticmaalaa in laga sameeyo agab lagu isticmaalo aqalka, xafiisyada iyo guud ahaan qalabka dadku adeegsadaan. Alwaaxa waxaa laga sameeyaa waxyaabo badan, sida: miiska, kursiga, Armaajada, qeybo ka mid ah baabuurta, albaabada, iyo waxyaabo badan oo ka mid ah agabka maalin walba la isticmaalo.

Sidoo kale fiiri

[wax ka badal | wax ka badal xogta]


pFad - Phonifier reborn

Pfad - The Proxy pFad of © 2024 Garber Painting. All rights reserved.

Note: This service is not intended for secure transactions such as banking, social media, email, or purchasing. Use at your own risk. We assume no liability whatsoever for broken pages.


Alternative Proxies:

Alternative Proxy

pFad Proxy

pFad v3 Proxy

pFad v4 Proxy