Content-Length: 88013 | pFad | http://so.wikipedia.org/wiki/Guruubka_Boron

Guruubka Boron - Wikipedia Jump to content

Guruubka Boron

Ka Wikipedia

G 12aad < Guruubka 13aad > G 14aad

Curiyaha Booron.
Curiyaha Aluminiyaam.
Curiyaha Gaaliyaam.
Curiyaha Indiyaam.


Guruubka 13aad ama Guruubka Booron waa guruub curiye kimiko ee qeybta 13aad ee safafka Diwaanka Curiye. Guruubkan wuxuu ka kooban yahay lix curiye kuwaas oo kala ah: Booron (B), Alumiiniyaam (Al), Gaaliyaam (Ga), Indiyaam (In), Thaliyaam (Tl) iyo Ununtriyaam (Uut).

Booron oo hogaan u ah guruubkan ayaa ah Bir La Mood, curiyayaasha kale ee guruubkan waa biro daciif ah (poor metals). Dhinaca kale, Alumiiniyaamtu waxa laga helaa oogada dhulka, waaba tan sadexaad ee ugu badan samayska dhulka (8.3%).

In badan oo curiyeha guruubkan waxay qeyb ka yihiin sameeyska nolosha dunida; Boorontu waxay ku jirtaa jidhka dadka iyo dhirta ooy muhiim u tahay.









ApplySandwichStrip

pFad - (p)hone/(F)rame/(a)nonymizer/(d)eclutterfier!      Saves Data!


--- a PPN by Garber Painting Akron. With Image Size Reduction included!

Fetched URL: http://so.wikipedia.org/wiki/Guruubka_Boron

Alternative Proxies:

Alternative Proxy

pFad Proxy

pFad v3 Proxy

pFad v4 Proxy