Content-Length: 125821 | pFad | https://so.wikipedia.org/wiki/Goobo

Goobo - Wikipedia Jump to content

Goobo

Ka Wikipedia

Wareegga goobada waxaa loo yaqaanaa Meeris

G O O B O

Waxaa jira macnayaal kale ee la xiriira goobada oo loo baahan yahay inaan fahamno.


Barta-xuddunta Waa barta ku dhacda bartamaha goobada.


Gacan Waa xarriiq ka bilaabma barta- xuddunta kuna dhamaata bar ka mid ah wareega goobada.

Waxaana loo soo gaabiyaa r isla markaana waxa uu la eg yahay dhexroorka barkiis.



Koorda Waa xarriiq u dhexeysa laba barood oo wareegga goobada ku taala.

Muhiim ama qasab ma aha in xarriiqdaasi ay marto barta-xuddunta.


Tani waxa ay ku tusaysaa xarriiqmaha ka dhexsamaysa Goobada


Dhexroor Waa xarriiq u dhexeysa laba barood ee goobada martana barta-xuddunta.

Waxaana loo soo gaabiyaa d.



Qaanso Waa xarriiq is wadata oo dul saaran qeyb ka mid ah goobada.



Gabal goobeed Waxay soo koobtaa inta u dhexeeysa xarriiqa qaansada ee goobada iyo koordaha. Waxaa kaloo la dhihi karaa labada cirif ay ku dhamaadaan xarriiqda qaansada.



Qurub goobeed Waa inta u dhexeysa xarriiqda qaansada iyo laba xarriiq ee gacanka kuwaasoo ku xirmaaya labada cirif ee xarriiqa goobada.


Wareega iyo bedka goobada

Bedka Gacanka Dhexroorka Wareeg goobo
Bed -
Gacan -


Wareega = . = .









ApplySandwichStrip

pFad - (p)hone/(F)rame/(a)nonymizer/(d)eclutterfier!      Saves Data!


--- a PPN by Garber Painting Akron. With Image Size Reduction included!

Fetched URL: https://so.wikipedia.org/wiki/Goobo

Alternative Proxies:

Alternative Proxy

pFad Proxy

pFad v3 Proxy

pFad v4 Proxy