Content-Length: 85849 | pFad | https://so.wikipedia.org/wiki/Guruubka_5

Guruubka 5 - Wikipedia Jump to content

Guruubka 5

Ka Wikipedia

G 4aad < Guruubka 5aad > G 6aad

Curiyaha Fanaadhiyaam.
Curiyaha Nayobiyaam.
Curiyaha Tantalum.

Guruubka 5aad waa qeybta 5aad ee safafka Diwaanka Curiye. Si la mid ah qeybaha kale ee d-block, guruubkan wuxuu ka kooban yahay 4 curiye kuwaas oo kala ah: Fanadhiyaam (V), Dubniyaam (Db), Niyobiyaam (Nb) iyo Tantalum (Ta).

Curiyayaashan oo mararka qaar ah dareere, ayaa markey adkeha yihiin leh midab madoow ah.

Dhamaan curiyeyaasga guruubkan waxay ka mid yihiin Transitional Metalska.









ApplySandwichStrip

pFad - (p)hone/(F)rame/(a)nonymizer/(d)eclutterfier!      Saves Data!


--- a PPN by Garber Painting Akron. With Image Size Reduction included!

Fetched URL: https://so.wikipedia.org/wiki/Guruubka_5

Alternative Proxies:

Alternative Proxy

pFad Proxy

pFad v3 Proxy

pFad v4 Proxy